Ra’isul Wasaare loo heesto dilka Xaaskiisa oo Maxkamad lasoo taagay

Ra’iisul wasaaraha dalka Lesotho, Thomas Thabane, ayaa kasoo hormuuqday Maxkamasa ku taala dalkaasi, waxaana loo heestaa Ra’isul Wasaaraha ku lug lahaanshaha dil loo geestay Xaaskiisa. Muuqaalo iyo Sawirro laga soo qaaday dhageysiga Maxkamada ayaa laga dhax arkayay Ra’isul Wasaare Thomas Thanabe oo wal wal badan uu ka muuqdo wajigiisa xili ay dhinac fadhisay xaaskiisa oo … Continue reading Ra’isul Wasaare loo heesto dilka Xaaskiisa oo Maxkamad lasoo taagay